Select Page

WARKA CAALAMKA

Ka dib burburkii ku yimid nidaamkii Bashaar Al-Asad ee Suuriya, jabhadaha militariga ah iyo militariga Israa'iil ayaa waxay beegsadeen saldhigyo waaweyn oo dalka oo dhan ah, si gaar ahna magaalada Qatana.... Read more
Published on: 40 minutes ago
Source: VOA
Taliska dhexe ee Mareykanka ayaa intaa ku daray in ay sidoo kale duqeeyeen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Xuutiyiinta... Read more
Published on: 1 hour ago
Source: BBC Somali
DUBAI— Laba duuliye oo ka tirsan ciidamada badda ee Mareykanka ayaa Axadii diyaarad dagaal oo ay saaraayeen lagu soo riday dusha Badda Cas, sida uu sheegay millatariga Mareykanka. Mareykanka ayaa dhacdadaas ku tilmaamay fal ka dhashay wax uu miltariga Mareykanka ugu yeeray  “weerar saaxiibtinimo.” Faahfaahinta warkan waxaa inoo haya Maxamed Colaad Xassan.  ... Read more
Published on: 3 hours ago
Source: VOA
Published on: 3 hours ago
Source: VOA
MUQDISHO— Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Axaddii shalay sheegay, in Muqdisho ay isku diyaarineyso doorasho dadweyne oo qof iyo cod ah.  Hadalkaan ayaa laga sheegay kulan ka dhacay Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar oo ay ka qeybgaleen Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir iyo Guddoomiyeyaasha degmooyinka. Maamulka ayaa sidoo kale ka hadlay sidii laga yeeli  lahaa bilicda Caasimadda Muqdisho. Weriyaha VOA-da ee... Read more
Published on: 3 hours ago
Source: VOA
MUQDISHO— Xulka kubadda cagta Soomaaliya ee 17 jirrada ayaa u soo gudbay wareega Semi-finalka ee Koobka Bariga iyo Bartamaha, oo ay difaacanayaan.  Haddaba, Soomaaliya mar kale maku guuleysan kartaa tartankan? Warbixintaan waxaa Muqdisho kasoo diray, wariyaha VOA-da, Maxamed Xiddir.  ... Read more
Published on: 3 hours ago
Source: VOA
JOWHAR— Allah ha u naxariistee waxaa shalay deegaanka Maxaa Saciid ee degmada Cadale ee gobolka Shabeelaha Dhexe lagu aasay, Sheekh Muse Nur Ibrahim oo ku magac dheeraa Sheekh Muse Cadde, kaas oo Talaadadii aynu kasoo gudubnay ku geeriyooday magaalada Rotterdam ee dalka Netherlands. Meydka Sheekha ayaa shalay laga soo dajiyay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Adan Cabdulle ee magaalada Muqdisho,... Read more
Published on: 3 hours ago
Source: VOA
Laba todobaad kaddib marki ay xakunka si lama filaan ah uga tuureen madaxweynihi hore ee Suuriya Bashar Al Asad, ayuu hogaamiyaha cusub ee Suuriya Axmed Al Sharca Axaddii shalay shaaciyay, in dhammaan hubka gacanta ugu jira kooxaha kala duwan ay la wareegi doonto dowladda cusub.   Sharca oo ka dhinac hadlayay Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga Hakan Fidan, kaddib kulan gaar... Read more
Published on: 3 hours ago
Source: VOA
Published on: 3 hours ago
Source: VOA
Published on: 3 hours ago
Source: VOA
Abdirizak Omar Mohamed, the Federal Government of Somalia's Minister of Petroleum and Minerals, who was dismissed today, has provided a detailed explanation of the circumstances surrounding his removal. The post Somalia’s Petroleum Minister Cites Hirshabelle Disputes for Dismissal appeared first on Horseed Media.... Read more
Published on: 10 hours ago
Source: Horseed Media
Wasiiru-dowlaha Wasaarada Caafimaadka Dowlad goboleedka Galmudug Daahir Faarax Fiidoow oo ay wehliyeen Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug ayaa maanta xarigga ka jaray qeybta Qaliimada Guud ee Isbitaalka Bandiiradleey, taas oo dhawaan lagu soo kordhiyay Qeybaha kala duwan ee Isbitaalka Bandiiradleey Qeybtaan cusub ee Qaliibka ee lagu soo kordhiyay isbitaalka ayaa ah mid naahi weyn loo qabay […]... Read more
Published on: 10 hours ago
Cabdirisaaq Cumar oo maanta xilka qaadis lagu sameeyay ayaa sheegay in ay Madaxweynaha isku khilaafeen xalinta tabashooyinka Hiiraan The post Wasiir Cabdirisaq: “Madaxweynaha qaddiyadda Hiiraan ayaan isku qabanay.” appeared first on Horseed Media.... Read more
Published on: 11 hours ago
Source: Horseed Media
Dadaal sharci laba geesood ah oo carruurta looga ilaalinayo waxyeelada ay kala kulmi karaan baraha bulshada ayaa waqtigu ka sii dhamaanayaa marka la eego kalfadhiga Congress-ka Mareykanka.... Read more
Published on: 11 hours ago
Source: VOA
MOGADISHU, Somalia — Somali Prime Minister Hamsa Abdi Barre has reshuffled his cabinet, dismissing and appointing key ministers in a decree issued on Sunday.   Prime Minister Barre removed Abdirizak Omar Mohamed from his post as Minister of Petroleum and Minerals, replacing him with Dahir Shire Mohamed. The government did not provide a reason for […]... Read more
Published on: 14 hours ago
"Shaqadaydii waan isaga tagay oo waxaan joogaa guriga sababo la xiriira kamaradaha ammaanka," ayuu yiri Xamze Nuur oo 48 jir ah.... Read more
Published on: 14 hours ago
Source: BBC Somali
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabis iyo isku-shaandhayn ku sameeyay qaar kamid ah Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Ra’iisul Wasaaraha, ayaa wareegto uu soo saaray waxa Mudane Dahir Shire Maxamed, loogu magacaabay Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Sidoo kale, Ra’iisul Wasaaraha, ayaa isku beddalay Wasiirradii Wasaaradaha, Qoyska […]... Read more
Published on: 15 hours ago
Asaad Hassan al-Shibani ayaa loo magacaabay wasiirka arrimaha dibadda iyo Murhaf Abu Qasra wasiirka gaashaandhigga. Labaduba waxay xulafo la yihiin hoggaamiyaha HTS Axmed al-Sharaa. The post Suuriya: Kooxda HTS oo loo magacaabay xilalka Wasaaradaha arrimaha dibadda iyo difaaca appeared first on Horseed Media.... Read more
Published on: 15 hours ago
Source: Horseed Media
Madaxweyne Deni ayaa sheegay in muddo ay sugayeen Lacag Soomaaliyeed oo lagu mideysanyahay balse taasi aysan dhicin.... Read more
Published on: 16 hours ago
Source: BBC Somali
MUQDISHO (SMN) —  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabis iyo isku-shaandhayn ku sameeyay qaar kamid ah Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.   Ra’iisul Wasaaraha, ayaa wareegto uu soo saaray waxa Mudane Dahir Shire Maxamed, loogu magacaabay Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Sidoo kale, Ra’iisul Wasaaraha, ayaa isku […]... Read more
Published on: 16 hours ago
Muqdisho.(SONNA):- Horjooge Dooyow Osmaan Ali Oo ka tirsanaa Khawaarijta ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Booliska gaarka ah Koonfur Galbeed ee ku sugan degmada Buur-Hakaba ee gobolka Bay. Dooyow oo in muddo ah la shaqaynaayey Khawaarijta ayaa kala soo goostay Qori AK47 ah iyo booshkiisa, asagoo sababta Khawaarijta ugu soo baxay ku sheegay in uu kusoo […]... Read more
Published on: 16 hours ago
Muqdisho (SONNA): Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabis iyo isku-shaandhayn ku sameeyay qaar kamid ah Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Ra’iisul Wasaaraha, ayaa wareegto uu soo saaray waxa Mudane Dahir Shire Maxamed, loogu magacaabay Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Sidoo kale, Ra’iisul Wasaaraha, ayaa isku beddalay Wasiirradii […]... Read more
Published on: 17 hours ago
Raysal Wasaare Xamse oo isku-shaadhayn ku sameeyey Wasaaraddaha Haweenka iyo Deegaanka The post Raysal Wasaaraha Soomaaliya oo sameeyey Magacaabis iyo Isku-shaandhayn appeared first on Horseed Media.... Read more
Published on: 17 hours ago
Source: Horseed Media
Macron ayaa bogaadiyay heshiiskii Ankara ee ay kala saxiixdeen Itoobiya iyo Soomaaliya... Read more
Published on: 18 hours ago
Source: BBC Somali
KISMAAYO (SMN) – Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Dhame Cabdixakiin Xasan Cartan (Jabuuti) Taliyaha aaga Waqooyi ee Magaalaada Kismaayo ee Ciidanka Booliska Jubaland oo si geesinimo ah u diiday damaca guracan ee Xasan Sheekh Maxamuud uu dhaqaalaha ku Kala furfurayay Ciidamada Jubaland u dalacsiiyay darajada gaashanle.   Gaashanle Cabdixakiin Xasan Cartan (Jabuuti) ayuu […]... Read more
Published on: 19 hours ago
GARBAHAAREY (SMN) – Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa kulamo la qaatay odayaasha dhaqanka, dhallinyarada iyo ururrada haweenka degmada Garbahaarey ee Gobolka Gedo ,waxaana kulamadaas diiradda lagu saaray sidii bulshada rayidka ah ay uga qeyb qaadan lahayd hirgelinta iyo taageeridda doorashada qof iyo codka ah […]... Read more
Published on: 19 hours ago
Garbahaarey (SONNA):-Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa kulamo la qaatay odayaasha dhaqanka, dhallinyarada iyo ururrada haweenka degmada Garbahaarey ee Gobolka Gedo ,waxaana kulamadaas diiradda lagu saaray sidii bulshada rayidka ah ay uga qeyb qaadan lahayd hirgelinta iyo taageeridda doorashada qof iyo codka ah oo dowladda […]... Read more
Published on: 20 hours ago
Diyaaradaha dagaalka Mareykanka ayaa duqeeyay xarun lagu keydiyo gantaalada Xuutiyiinta ee Yemen The post Maraykanka oo duqeeyey xarumaha Xuutiyiinta ee Sanca appeared first on Horseed Media.... Read more
Published on: 20 hours ago
Source: Horseed Media
KIGALI, Rwanda — Somali Defence Minister Abdulkadir Mohamed Nur has assumed the position of chair for the Council of Ministers of Defence and Security within the Eastern Africa Standby Force (EASF) at the 33rd Policy Organ Meetings held in Kigali, Rwanda.   This marks a historic moment as it is the first time Somalia has […]... Read more
Published on: 21 hours ago
Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA), Md. Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa daahfuray kulanka Dib u eegista Howlaha SoDMA u qabsoomay sanadkaan sii idlaanaya ee 2024 iyo qorshaha sanadka soo aaddan ee 2025, (SoDMA Internal Review & Retreat Exercise), kaas oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho. Kulankaan oo ah mid isla-xisaabtan iyo is-qiimeyn, ayuu Guddoomiyaha Hay’adda Maxamuud […]... Read more
Published on: 21 hours ago
13 qof oo kale ayaa loo qaaday cusbitaalka ka dib markii gaadhigu ku dhacay gaadhi xamuul ah kadibna uu dab qabsaday The post Dad badan ayaa ku dhintay shil bas oo ka dhacay Brazil appeared first on Horseed Media.... Read more
Published on: 22 hours ago
Source: Horseed Media
Sarkaalkan ayaa sheegay inuu diiday 90 kun oo doolar oo ay usoo dirtay dowladda Federaalka Soomaaliya The post Jubaland oo dallacsiisay sarkaal diiday 90,000 oo doollar appeared first on Horseed Media.... Read more
Published on: 22 hours ago
Source: Horseed Media
ADDIS ABABA – Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa sheegay in dalkiisu uu taageerayo doonista Itoobiya ee ku aaddan helitaanka badda iyada oo loo marayo shuruucda caalamiga ah ee ay kuwada macaamilaan dalalka badda leh iyo kuwa aan lahayn. Macron oo shalay booqasho ku tagey Addis Ababa ayaa wadahadallo laba geesood ah la yeeshay Ra’iisul Wasaaraha […]... Read more
Published on: 22 hours ago
ADDIS ABABA, ETHIOPIA —  French President Emmanuel Macron said his country supports Ethiopia’s quest for access to the sea through discussion and respecting international laws and neighboring countries.   Macron spoke on Saturday after a one-day visit to Addis Ababa, where he held bilateral talks with Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed. During a news conference, […]... Read more
Published on: 22 hours ago
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFs Xildhibaan Hon Ali Yusuf Ali – Xoosh ayaa maanta ku daahfuray Muqdisho Kulanka Soo bandhigga Qorshaha Istaraatiijiyadda Hannaanka Dhab-u-heshiinta Qaran. Kulanka waxaa qeyb ka ah mas’uuliyiin ka socota labada heer ee dowladda iyo bulshada rayidka ah.    ... Read more
Published on: 23 hours ago
Muqdisho(SONNA):-Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa Masjidka Isbaheysiga Islaamka uga qeybgalaya Salaadda Janaasada AUN Sheekh Muuse Cadde oo dhawaan ku geeriyooday dalka Netherlands. Wasiirka wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Islaamka,Sheekh Muqtaar Roobow iyo culumaa’udiinkii ka qeyb galay janaasada ayaa dhammaan sheekha ku tilmaamay in uu door muhiim ah kasoo qaatay fidinta Diinta Islaamka iyo wacyi galinta […]... Read more
Published on: 23 hours ago
MUQDISHO (SMN) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dowladda Rwanda kala wareegtay Hoggaanka Ciidanka Heeganka ee Bariga Afrika (EASF) oo ah urur goboleed uu waajibaadkiisu yahay kor u qaadista nabadda iyo ammaanka gobolka Bariga Afrika, kana mid ah shanta ciidan goboleed ee ciidamada heeganka ah ee Afrika (EASF) oo ka kooban militari, boolis iyo qaybo rayid […]... Read more
Published on: 1 day ago
KELMADA DUQII HORE EE MUQDISHO. Mashruurca Dekadda & Garoonka cusub (New Mogadishu Development Corporation) In dadka degaanka talo iyo tixgelin kadib danguud ahaan looga qaado dhul la doonayo in laga hirgeliyo mashruuc Garoon iyo Dekad oo ay yeelato Muqdisho,isla markaana dadka deegaanka laga siiyo Mashruuca ugu yaraan 35% waa wax macquul ah caalamkana kajira. Waxaase […]... Read more
Published on: 1 day ago
Muxuu hoggaamiyaha cusub ee Suuriya ka yiri codsigii gabadha quruxlayda ah ee sawirka ka dalbatay iyo inuu yiri timaha asturo... Read more
Published on: 1 day ago
Source: BBC Somali
Muqdisho(SONNA):-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dowladda Rwanda kala wareegtay Hoggaanka Ciidanka Heeganka ee Bariga Afrika (EASF) oo ah urur goboleed uu waajibaadkiisu yahay kor u qaadista nabadda iyo ammaanka gobolka Bariga Afrika, kana mid ah shanta ciidan goboleed ee ciidamada heeganka ah ee Afrika (EASF) oo ka kooban militari, boolis iyo qaybo rayid ah. Wasiirka Gaashaandhigga […]... Read more
Published on: 1 day ago
Soomaaliya ayaa Ruwanda kala wareegtay hogaanka golaha Wasiirada Gaashaandhigga ciidanka gaarka ah ee Gobolka Bariga Afrika (EASF). The post Soomaaliya oo hogaamin doonta Golaha Gaashaandhigga Bariga Afrika appeared first on Horseed Media.... Read more
Published on: 1 day ago
Source: Horseed Media
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dowladda Rwanda kala wareegtay Hoggaanka Ciidanka Heeganka ee Bariga Afrika (EASF) oo ah urur goboleed uu waajibaadkiisu yahay kor u qaadista nabadda iyo ammaanka gobolka Bariga Afrika, kana mid ah shanta ciidan goboleed ee ciidamada heeganka ah ee Afrika (EASF) oo ka kooban militari, boolis iyo qaybo rayid ah. Wasiirka Gaashaandhigga […]... Read more
Published on: 1 day ago
Sida wadamada kale ee aduunka, qaarada Afrika kama aysan badbaadin inqilaabyada rayidka iyo militariga. Laakiin mararka qaarkood afgembiyadani waxay horseedaan in la dilo madaxdii xukunka laga tuuray.... Read more
Published on: 1 day ago
Source: BBC Somali
Muqdisho,(SONNA):- Xulka Qaranka ee 17 jirada Soomaaliya ayaa guul ka gaaray kulan xiiso leh oo ay la ciyaareen dhigooda 17 jirada dalka Suudaan oo ah martigaliyaasha Koobka qaramada qaaradda Afrika. ciyaarta galabta ayaa ka dhacday magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda. Xulka qaranka dalkeenna ayaa 1-0 uga badiyay xulka qaranka Suudaan, waxaana ciyaarta oo aheyd […]... Read more
Published on: 1 day ago
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb-galay, Xuska sannad guurada 81-aad ee ka soo wareegtay aasaaskii Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa hamblyo u diray Sarreeyaasha, Saraakiisha sare, Saraakiisha, Saraakiil xigeenada, Kormeerayaasha, Alifleyda iyo Dableyda Ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa dul istaagay dadaallada Dowladda ee dib u dhiska iyo horumarinta laamaha ammaanka, dib […]... Read more
Published on: 1 day ago
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA) iyo Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta (NIRA) ayaa kala saxiixday heshiis Isfahan iyo wadashaqayn ah oo ku saabsan isku xirka Nidaamka Aqoonsiga Qaran ee casriga ah iyo Nidaamka Maareynta Musiibooyinka iyo gargaarka beni’aadannimo. Ujeedka guud ee heshiiska ayaa ah sidii labada hay’adood isaga kaashan lahaayeen baahinta diiwaangelinta dadweynaha, Nidaamka Aqoonsiga Qaran ee […]... Read more
Published on: 1 day ago
Muqdisho.(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb-galay, Xuska sannad guurada 81-aad ee ka soo wareegtay aasaaskii Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa hamblyo u diray Sarreeyaasha, Saraakiisha sare, Saraakiisha, Saraakiil xigeenada, Kormeerayaasha, Alifleyda iyo Dableyda Ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa dul istaagay dadaallada Dowladda ee dib u dhiska iyo horumarinta laamaha ammaanka, […]... Read more
Published on: 1 day ago
Muqdisho.(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay arrimaha geeddi socodka doorashooyinka dalka iyo dagaalka lagu ciribtirayo kooxaha Khawaarijta. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa caddeeyay in 56-sanno ka dib, dalka doorasho qof iyo cod ah ay ka dhaceyso, wuxuuna ciidamada BooliIska Soomaaliya ugu baaqay in ay u diyaarawbaan sugidda amniga iyo nabad galyada […]... Read more
Published on: 1 day ago
The announcement comes amid ongoing monetary challenges in Somalia, where the national shilling has struggled since the central government's collapse in the early 1990s. The post Puntland to Launch Own Currency by 2025 Amid Somalia’s Monetary Challenges appeared first on Horseed Media.... Read more
Published on: 1 day ago
Source: Horseed Media
Subaxnimadii Sabtida kooxda Xuutiyiinta ee Ansarullah waxay la bartilmaansadeen aag ku yaal Tel Aviv gantaal ballistic ah oo ah nooca "Falastiin 2", kooxdu waxay bayaan ay soo saartay ku xaqiijisay in "weerarku uu ka dhigan yahay beegsiga bartilmaameedka ciidamada Israel. "... Read more
Published on: 1 day ago
Source: BBC Somali
Munaasabadda xusuka sanad guurada 81-aad ee aas aaska ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa maanta lagu qabtay xarunta Jeneraal Kaahiye ee Muqdisho. The post Munaasabadda xuska sanad guurada 81-aad ee Ciidanka Booliiska Sooomaaliyeed appeared first on Horseed Media.... Read more
Published on: 1 day ago
Source: Horseed Media
Feeryahanada miisaanka culus oo maanta isku wajjahaya Sacuudi Carabiya... Read more
Published on: 1 day ago
Source: BBC Somali
Socdaalka saynisyahannada ayaa sidoo kale lagu helay nooc cusub oo Dabagaalle ah, siddeed nooc oo kalluun ah, saddex nooc oo laf dhabarlay ah iyo 10 nooc oo balanbaalis ah.... Read more
Published on: 2 days ago
Source: BBC Somali
Arrintaan ayaa la sheegayaa in ay saameyn ku yeellan karto mararka qaar nolosha carruurta, sida in ilmaha lagu jaho wareero magac loogu yeero marka la geeyo goobaha waxbarashada.... Read more
Published on: 2 days ago
Source: BBC Somali
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 20, December, 2024 1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Ayaa qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania, Mudane Mohamud Thabit Kombo iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ku jooga dalka. 2-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Hindisaha Muqdishada cusub, kaasi oo isugu jira dhismaha garoon diyaaradeed […]... Read more
Published on: 2 days ago
Wafdi ka socday Ururka Caalamiga ah ee Daraasaadka Soomaaliya oo maalmahaan qayb ka ahaa Shirweynaha 15aad ee Ururka Caalamiga ah ee Daraasaadka Soomaaliyeed, ayaa booqday xarumaha Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ee magaalada Muqdisho . Wafdiga waxaa ka mid ahaa Guddoomiyeyaasha Jaamacadaha Jigjiga, Gaarisa, Camuud iyo sidoo kale madax sare oo ka kala socday Jaamacadaha Beder, Burco, […]... Read more
Published on: 2 days ago
Warbixin cusub oo ay soo saareen dhaqaatiirta aan xuduudda laheyn ee MSF ayaa lagu sheegay in ay jiraan calaamado cad oo muujinaya in ciidanka Israel ay ku dhaqaaqeen isir sifeyn lagu hayo dadka reer Falastiin ee ku sugan dhulalka la heysto ee Gaza. Warbixintaan oo  cinwaan looga dhigay Dabinka dhimashada Gaza ama shirqoolka dhimashada ee […]... Read more
Published on: 3 days ago